Maxkamad ku taalla Maraykanka oo riday xukun yaab leh & Biden oo ka carooday (Sawirro)

Madaxwaynaha Maraykanka Biden ayaa si wayn uga carooday xukun ay riday mid ka mid ah maxkamadaha Maraykanka. Wiil dilay laba qof sanad ka hor, isla markaana kala qaybsanaan wayn ku keenay dalka Maraykanka ayay Maxkamaddu ka dhaaftay in lagu rido xukun ciqaab ah islamarkaana go;aansatay in sii daayo. Biden ayaa sheegay inuu ka careysan yahay … Continue reading Maxkamad ku taalla Maraykanka oo riday xukun yaab leh & Biden oo ka carooday (Sawirro)